Sheekh Fowzi Abdiraxman warfaa Mujaahid Taariikhdu Xusidoonto

Sheekh Fowzi Abdiraxman warfaa Mujaahid Taariikhdu Xusidoonto

Sheekh fowzi abdiraxman warfaa waa muwaadin dhalinyaro ah ahaana aas aasayashii awdal state ee uk ahaana hormuudkii taaba galiyay jiritaanka awdal state sheekh fowzi waxaynu ujoognay marar badan oo uu cadowga hortiisa kudhiiraday inuu amaadiidiisa usoo bandhigo bulshadiisa kudaha joogta isaga oo marwalba kaduulaya isu duubnida iyo wax wada qabsiga bulshada awdal state hadaba shirkii […]

Geeri Naxdin leh: Dhammaan Shacabka Awdalstate iyo dadka hoos ku qoranba waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii u ka baxay Xuseen Wadaadyare oo ku geeriyooday Minneapolis

Geeri Naxdin leh: Dhammaan Shacabka Awdalstate iyo dadka hoos ku qoranba waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii u ka baxay Xuseen Wadaadyare oo ku geeriyooday Minneapolis

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN – GEERI NAXDIN LEH Samaroon Rooble Xasan Muxiyadiin Cabdilaahi Muuse Cismaan Yuusuf Talan Axmed Sheekh Faarax C/risaaq Maxamed Barkhad (Camuudi) Madiino Qaalib Boqore Faxiya Cismaan Giire Safiya Cali Kiriir Maxamed Jaamac Dhiirane. Dhammaan dadkani waxy tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Xuseen Jaamac Cabdilaahi […]

Beesha Deegaanka Xariirad ee Dudub Cismaan ee Beesha Qaxootiga ah ee Ciise Ku Soo Doonteen Qabrigii iyo Dhulkii Sheekh Dudub Cismaan (Alla Yarxamuh) oo Isagu Magaaladaas Xariirad Ku Aasan Ayaa Maanta Baaq Culus Soo Saaray…Akhriso

Ujeedo:  Baaq Culus Xadhiga la xidhay coqasha dudub cisman way ku saxan yihiin in la xidho sababtoo ah iyagu waxay ahayeen kuwii nabada ka shaqay nayay iyo wada noolashaha, madaxana kaga fadhiayay besha dudub cisman ee dulmiga lagu hayay iyaga oo mar wali u hogaan sanaa amarka baadilka ah ee ka minamanayay xukuumada somaliland tan […]

Video Comments are powered by Contus Support