HAMBALYO ,,,,HAMBALYO AWDAL STATE.

HAMBALYO ,,,,HAMBALYO AWDAL STATE.
Anigoo ku hadlayaa Magaca Jahliyadda Awdal State ee ku nool  Edmonton Alberta iyo magacayga Dhiirane iyo Saxiibkay Cabdi Guray(Cabdi Hussien) oo imika  farxadan an ku wada dabaal dagayno Edmonton caawa.
Waxan  Hambalyo iyo salan baladhan u direyna aa ,Madaxweynahaa ,Madaxweynae ku xigeenka iyo Gudoomiyaha  Barlamaanka Awdal State oo maanta oo ah Nov 4,2011, lagu dooratay Shirweynihi Awdal state e e ka dhacay london.Waxan u rajaynaya madaxda Awdal state  guul iyo in ilaahay u fududeyo xilkaas ay qaadeen o ay noqdeen HORSEED LAGU HODMO TALADOODA IYO HOGAANKOODA AMIIIIIIIIIIIIIIIN..Waxa kaloo aan salan iyo bogadin u diraynaa shacabka reer Awdal state meel kastoo ay jooganba iyo gaar ahaan wufuudii shirkaa ka soo qayb gashay oo tariikhda Awdal State  BAAL DAHAB  ka gali doona.Waxan leenahay ku ciida cafimaad  farxadda dhismaha Dawladda Awdal state iyo farxadda ciidda carafo oo inoo  kulmay.
Guusha iyo Barwaaqada Gugaygaa igu Samay oo Kama Geriyoonine …………Awdalstate  ha noolaato ha waarto,,,amiiiiiiiiiiiiiin
Mohamed Dhiirane
Alberta Edmonton Canada .

This post has been viewed 823 times.

Leave a Reply

%d bloggers like this: