HAMBALYO KU SOCOTA MADAXWAYHAA AWDAL STATE.

HAMBALYO KU SOCOTA MADAXWAYHAA AWDAL STATE.

DHAMAAN QURBA JOOGA REER AWDAL STATE EE DALKA KOONFURTA AFRICA WAXAY HAMBALYO FARXADA CIIDU LA SOCOTO U DIRAYAAN MADAXWAYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA AWDAL STATE AMA ADAL EMPIRE {STATE OF MIND}, WAXAYNA ILAAHAY UGA BAR YAYAAN IN ALLE WAYNE LA GARAB GALO MAAMULKA IYO MANSABKA LOO MAGACAABAY MADAXWAYHAA GARYAQAAN ABDURASHIID AW HIRSI NUUR,WAXANAN ILAAHAY UGA RAJAYNAYAA DHAMAAN UMADA REER AWDAL STATE IN ILLAAHAY KA YEELU KUWII HORUMAR SI WADA JIR AH ULA YIMAADA AAMIIN AMIIN AAMIIN

clay


This post has been viewed 784 times.

Leave a Reply

%d bloggers like this: