Waftigii ka socday dalka sweden oo abaaro sagalka subaxnimo ku aadan Magaalada london…

Waftigii ka socday dalka sweden oo  abaaro sagalka subaxnimo ku aadan Magaalada london…

shirweynaha ka dhacaya dalka ingiriska ee magalada london aya lagu wada in lagu  soo dhiso mamul goboleedka Awdstate iyo madaxweynehegi shirkaas oo ay wufuud fara badan ay ka soo qayb galayaan ayaa lagaga  soo qulqulayaa dunida oo dhan 

 

hadaba  waftiga ka socda dalka sweden ayaa waxa baritole ka soo dagaya gagada diyaarada abaaro  sagaalka subaxnimo   magalada london  waftigan oo uu hormuud  u yahay Mudane Abdillahi bookh  ayaa sida la filayo ku soo beegan shirka furashadisa oo bilamaya   tobanka  subaaxnimo hadii alle yidhahdo

 

kala soco shabakada awdalstate Wixi warar ah ee  so kordha

HUUNO WAA  INOO  BARI

 

 

 


This post has been viewed 1472 times.

4 Responses to Waftigii ka socday dalka sweden oo abaaro sagalka subaxnimo ku aadan Magaalada london…

  1. shariif ahmed Reply

    November 2, 2011 at 1:03 am

    asc magacaygu waa shariif ahmed waxaan ku noolahay wadanka norway waxaan aad iyo aad ugu faraxsan hay sida qiimaha leh iyo sharfta leh ee lo sameeyey loona soo abaabulay sida qiimaha leh ee loo dooranayo laguna caleemi sarayo masharax jagada maamul gaboleedka AWDALSTATE waxaana ilaahay uga baryayaa dhamaan moognaanta iyo wax garad la aanta haysatay walaalahayga ama jiidhakayga qaaligaa ee aan ka dhashay ee beelaha somaroon inay cadawgooda iyo wixii ka soo horjedaba ay u sheeshaan ila iyo dareen ay u muujinayaa inay maanta yihiin dad madax banaan waxaan halkan mahad balaadhan uga soo jedinayaa walaalhayga iska xil saray sida qiima badan u soo dayac diray iskuna soo daba riday inaan wbsite awdalstate aan inay dadkeena ay dhiiri galin buuxda ka sameeyan thz walalayaal

  2. abdirahman hassan ahmed Reply

    November 2, 2011 at 2:46 am

    walayaal waa hoodo iyo ayaan marlabaad samaroon
    u soo hoyday ee cadawga aad iyo aad uga foojignaada
    amiin wa bilaahi towfiiq.

  3. Boon Reply

    November 2, 2011 at 2:11 pm

    Bartaa ka siiwada DOWLANIMADA GEDOBUURSEY.
    Oo maxaa idin dabdhigay Iidoor faraha dufan iyo maraq ku leh.
    Maxaa loo waayey qof u kaca Boqortooyadii Awdal? Maxaase soomaalinimada muqadaska ahayd u dhaafsateen soomaaliland-nimo gumaysi abuuray, oo reer kelidii doonayo in uu reerayow kale dusha uga fuulo?!!!!!

    HA NOOLAATO BOQORTOOYADII AWDAL!!!!

  4. shukri maxamed warsame Reply

    November 2, 2011 at 5:22 pm

    WALALAYAAL MAANTA WA MALIIN QOF WALIBOO SAMAROON AAH OO DAMIIR IYO DHIIG LEEY KU WEYN.WA MALIIN TARIKHII AAH.MAANTA WA MALIIN CARUURTEENA IYO CARUURTOODA MUSTAQBALKOODA LAGA TASHANAYOO.ODEYASHEENA MASAKIINTA EE SNM KALA JABISAA EE 100 DOLLAR KU KALA JABISAA WA MALINTII BIILKOODA IYO PENSIONKOODA LAGA FIKIRAYOO OO MEEL LA ISLA DHIGAYOO.AWDALSTATE WA SAMAROON.WA FUTURKA QOF WALIBO MAGACAA SAMAROON KU ABTIRSADAA.INTA YARE NAGA MAQAANA WAY SO SOCDAAN.AWDALSTATE WA DOON REER SHEIK SAMAROON OO DHAN WADA GORAYAAN.HA NOLATOO AWDALSTATE.QALBIGAA IYO DHIIGA WEYAAN AWDALSTATE.TAAGEERA OO IS GARAB TAAGA !!AWDALSTATE WA TII RUNTA AHAYD.HAL KURSI IYO LACAG WAY DHAMAAN.LAKIIN SAMAROONIMADUU MA DHAMANAYSOO.

Leave a Reply

%d bloggers like this: