somalilan aqoonsi majiree haraadiso horumar

somalilan aqoonsi majiree haraadiso horumar

waa arin lagu farxo in maalin walba dhagahaygu maqlayaan wadamo diidaya xaaladkasta oo lagu aqoonsan karo soomali diidka labaxay somaliland ee dumarkooda iyo caruurtooda ku maaweeliya aqoonsi ayaan sugaynaa ama la ina siin doonaa run ahaan waa arin lala yaabo dad aan ogayn halka wax kaga maqan yihiin iyo qaabkii loo raadin lahaa maha dad naftooda iyo ehelkooda run usheega waayo 20sano ayaa waxa ay ku lumiyeen waalanalaayay iyo waalana aqoonsan doonaa dabcan taasoo wali aan la hayn dalkaliya oo uga garaaba. waa dadka lunsan wadadii ay caalamka wax kaga helilahaayeen maxaa yeelay haday 20kan sano ee ina dhaafay caalamka way dii sanayaan horumarin dabcan way heli lahaayeen waxbadana waaloo qaban lahaa. nasiibdaro laakiin aqoonsi aan laga ogolayn Sool,Sanaag iyo Awdal oo ka tirsan dadka samaystay

gobolka nabdoon ee loogu yeedho somaliland ma ogola wax aqoonsi layidhaa waayo nabada way jecelyihiin lakiin majeclo kala go,a somaliyeed waayo markii somalilan borama lagu dhisayay laguma heshiin in ladhiso dal aqoonsi loo raadiyo ee waxa loo dhisay sideen ubadkeena uga badbaadinaa colaad xaaqda tii markii lagu guulaystaynaa beesha dhexe ayaa marin habaabisay ujeedadii oo ukacday aqoonsi raadis halkii ay ka ahay in labaadi doono hotumar waxan kusoo gabagabaynayaa in laga baxo mugdigan runa la isku sheego waayo dadka degen 3dan gobol ee aan hore uxusay iyo beesha caalamka midna marabo in la aqoonsado somalilang

Qalinkii maxamed dagane
BY;BORAME AWDAL

This post has been viewed 2583 times.

2 Responses to somalilan aqoonsi majiree haraadiso horumar

  1. sara Reply

    August 16, 2011 at 9:30 pm

    masha allah awdalland maskax uddaa…idoortii dadkii maskiintii ee school waligood takiin oo waliba refugee calimka ku h’a iya’a oo kujoga somali refugee oo bila hadal sharci cad lagu siyey as a somali refugee ayaa anagu somalia ma rabno they said we hate somalia…that’s fine then more hate = more deny whatever they claim…pardon me… we heard a lot at least the past 20 years somaliland and their fabricated victimization from somalia 20 years ago, we dance that song over and over we listen that song over and over basta the disc is slashed! we are sick and tired listening the same old song somaliland…1 advice find some others excuse cause that one doesn’t help that much. somalia is one and nobody in this planet is ready to deal with the secessionist project of 1 clan. yu should find something else by now no delay.

  2. sara Reply

Leave a Reply

%d bloggers like this: