Breaking News:- Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadabursi Mudane Muuse Carab Dugsiiye oo Loo Xidhay Qaban Qaabada Xuska Xasuuqi Snm Ka Geysteen Deegaanada Awdalstate

Breaking News:- Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadabursi Mudane Muuse Carab Dugsiiye oo Loo Xidhay Qaban Qaabada Xuska Xasuuqi Snm Ka Geysteen Deegaanada Awdalstate

Boorama (awdalmedia) Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadabursi Mudane Muuse Carab Dugsiiye ayaa saaka xabsiga loo taxaabay waxaana warkaasi noo xaqiijiyey Suldaan Abshir oo ah suldaanka guud ee beelaha bahabar muuse waxaanu yidhi “ haa waa la xidhay waxaanan ku soo arkay saldhiga dhexe ee booliska laakiin ma garayo sobabta loo xidhay waxanan ugu baaqa cid kaste oo ka danbaysa xidhitaankiisa inay sida ugu dhakhso badan u dayaan intayna wax kale la kulmin”

Dhinaca kale warar ka ag dhaw masuulkani la xidhay ayaa sheegaya in xadhigiisani uu ka dambeeyey isaga oo loo haysto qaban qaabada munaasibad baroor diiq loogu samaynayo 4 February 1991 dadkii reer awdal ee snm ku xasuuqeen Gobolka awdal.

Wixi warar ah ee ku soo kordha xiisadan kala soo halkan

awdalstate media desk


This post has been viewed 1221 times.

4 Responses to Breaking News:- Afhayeenka Ugaaska Beelaha Gadabursi Mudane Muuse Carab Dugsiiye oo Loo Xidhay Qaban Qaabada Xuska Xasuuqi Snm Ka Geysteen Deegaanada Awdalstate

  1. nimcaan cismaan Reply

    February 2, 2013 at 7:13 pm

    walaal walaahi wan jecelahay websayiid kan awdal state of somaliya

  2. nimcaan cismaan Reply

    February 2, 2013 at 7:17 pm

  3. nimcaan cismaan Reply

    February 2, 2013 at 7:20 pm

    ninkii ku taama sayiilac uu siqiiri doona http://www.youtube.com/watch?v=0i7EwD1VBTk&feature=player_embedded ee beesha ciise hadaaya danaca qaawan wan u kuu soo socona oo djb iya laga wareejin doona

  4. roble afdeb Reply

    February 12, 2013 at 11:59 am

    dhamaan waa salaamanti bulshada samaroon oo dhaan walaalayalow waxaa ubahanahay taloo deg dega waayo xalku halga u maraayowaan waad ognahay waan saydarsanahay jajuski djibuuti iyoo kuwo isaag waxaay dhamantodo jooga goboladi awdal odhan.waar damirki waxaa inagaaday in inaaga oo nool la inaqabsado ma suurowda waa haa ka kacaa .

Leave a Reply

%d bloggers like this: