Dhageyso – Afhayeenka Beesha Ciise Ayaa Ku Hanjabay ” Dhaqan Soo Jireen ah oo Beesha Ciise leedahay Inay Tahay Wax Ciise Damco Mooye Inayna Cid Kale Wax Ku Damci Karin” + Dagaal Inay Damacooda Ku Xaqiijinayaan

Dhageyso –  Afhayeenka Beesha Ciise  Ayaa Ku Hanjabay ” Dhaqan Soo Jireen ah oo Beesha Ciise leedahay Inay Tahay  Wax Ciise Damco Mooye Inayna Cid Kale Wax Ku Damci Karin”  + Dagaal Inay Damacooda Ku Xaqiijinayaan

Afhayeenka Beesha Ciise Maxamed Muse Bucul oo ah Nin Beesha Axamad Yonis Dhaleen Soona Koriyeen Mansabna Loo Yeelay ila Maantana 90% Xoogii Abtiyaaladii ah Ayaa Sheegay ” Inuu Jiro Dhaqan Soo Jireen ah oo Beesha Ciise leedahay Kaasi ah Inaan Ciise Qolo Kale Dhulkiisa Ku Damcin Waxay iyagu Damcaan Mooye” Isagoo Cadeeyay Damaca Qaawan ee Ciise inuu Soo Jireen ahaa Maanta Ay Dagaal Diyaar u Yihiin + Dagaal Ay Sheegeen Inay Gadabursi Wax Kaga Qaadi Doonaan Haddii Maayarka Hada Loo Dayn


This post has been viewed 1385 times.

Play

One Response to Dhageyso – Afhayeenka Beesha Ciise Ayaa Ku Hanjabay ” Dhaqan Soo Jireen ah oo Beesha Ciise leedahay Inay Tahay Wax Ciise Damco Mooye Inayna Cid Kale Wax Ku Damci Karin” + Dagaal Inay Damacooda Ku Xaqiijinayaan

  1. Ahmed Elmi Geedi Reply

    February 22, 2013 at 12:40 pm

    We Samaroon must take tangible action to free our raped territory not only saying words but it is needed an effective action that to be executed collectively in the soonest time,secondly establishing a permenant fundraising project,and also establishing a visionary committes overlooking the essential issues about the clan.

Leave a Reply

%d bloggers like this: