Madaxweyne Ku Xigeenka Awdalstate Oo Gabay La Magac Baxay Garwaqsoo Gadabursow Tiriyay

Madaxweyne Ku Xigeenka Awdalstate Oo Gabay La Magac Baxay Garwaqsoo Gadabursow Tiriyay

GARWAQSOO GADARBURSOW
AWDALAY LAANTA WAA AYANDARO IYO CIIL
Gadabuursow hareerahaaga eeg,
Gaashaan samayso
Guuxa gudahaaga jira gees iskaga dhig
Goormaad agoontii aad ugargaari
Goormaad degmooyinkaaga lagudoodi aad dareemi
Goormaad xeebahaaga la xaabsaday soo xasilindoonta
Goormaad dhalinyarataadan dhabadhabawday …..
Gaadh hadafkaaga ,gaarkaa utasho
Gurigaagan gaboobay qurxi,geesigaaga qadari.
Goormaad geesiyadaadii lagawracay dhiigoodii sooqaadidoontaa.
Goormaad dhalinyarataadan habawday aad dhulkeedii u dhicin doontaa .
Goormaad dhalinyarataadan dhiigoodii laxalaashaday xaaraantinimayn doontaa.
Qiimihii aad lahayd iyo soo celin quruxdaadii.
Qabiilkastiba isqadariye maxaa qaatay gadabuursi .
Waar hadhawbay dhurantaa oo madhaxjoogin tiraa ee waa dharaare dhacso .
Waar gadabuursaw maynu is eeganaa mise waan iska eegna .
Sidii hal iyo nirig baad kala halawdeen
HABQANKANUU WUXU DADSANYAHAY TAAAN IYO HARAWO EE OO HADKI IYO KADHARAG WARABUHU EE HILBIHII HALYEYADADII EE
HOGANKAN MIDNIMADI LOHARADQABAY UU GO AY
HOHEY WAXANLA OYAYA SHACABKAN LAHABABIYAY
HOHEY BALDAYA DHALINTAAN DHIGODUU SIDA DOXAA QULQULAYO
HAWENKAN IYO BALDAYA CARURTAN CIILKA LA OYAYA
WAXAAN IS WEDINAYA AWAYA ODAYGII USHA II HORQADILAHA
AQONYAHANKII CILMIGA ILA AGJOGILAHA
HALKANA WAXAA KU GO AY HALYAYADII
HALBAWLAHA IYO CALOSHA HADI AD ISKA CAFISAN
CALNKENA IYO CIDENA WAYNU HANANKARNA EE GURI GURI HADI AYNU ISKUKALAQADNO
HALKA WAXA KU GO AY GUSHENII:
WALAAL LAYAAL WAAXAN ILAHAY INORAJEYNAYA GUUL IYO MIDNIMO
AMIN AMIN AMIN

VICE PRESIDENT OF AWDAL STATE OF SOMALIA
ABDULAHI ABDURAXMAN MOHAMED


This post has been viewed 1194 times.

Leave a Reply

%d bloggers like this: