Tacsi ku socota reer sheekh Ibraahim Raage

Tacsi ku socota reer sheekh Ibraahim Raage

Tacsi ku socota reer sheekh Ibraahim Raage

Anigoo ku hadlaya Magacyaga Mohamed Cisman Dhiirane iyo dhaaman reer Dhiirane , waxaan Tacsi tiiraanyo xambaarsan u diraynaa Reer Sheekh Ibrahim Raage ,,Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi walaalkeen Cabdillaahi Sheekh Ibraahim .

Waxaan Marxuumka u baryaynaa in uu naxriista Janno siiyo, intii uu ka tagayna samir iyo iiman ka siiyo . AAMIIN

Mohamed Dhiirane


This post has been viewed 859 times.

Leave a Reply

%d bloggers like this: