SIIRANYO SNMTIISA IYO XALADA CUSUB

SIIRANYO SNMTIISA IYO XALADA CUSUB

SIIRANYO SNMTIISA IYO XALADA CUSUB

Siiranyo Iyo Snmtiisa Ayaa Soo Sarey Qodobo Cusub Oo Lagu Kala Jabi Naayo Awdal State Of Somalia Iyaga Oo War War Ka Qaba Awdal State Iyo Sidee U Shaqeeyneyso,Siiranyo Wuxuu Qortey Shaqaaley Cusub Oo Awdal State Ka Mid Ahaan Jirey Oo Hada Isaga U Shaqeeya,Sirdoonka Awdal State Of Somalia Ayaa Soo Ogaadey Arintaasi,Shacabka Reer Awdal State Waxa Laga Rabaa,In Ay Gacanta Is Qab Sadaan Oo Ay Muujiyaan Mid Nimo Samaroon, Awdal State Waa Iftiin U Soo Baxay Samaroon Iftiinkaasi Waa In La Ilaa Liyaa Si Uu Na U Damen,Qofkasta Oo Is Ku Dayana In Uu Dameyo Iftiinkaasi,Waa In Si Mid Nimo Ku Dheehantahay Wax Loo Ga Qabtaa,Walaalayaal Guushii Wan Gaadhney,Walaalayaal Han Iska Ilaa Lino Munuu Ma’ Naa Matashadey Dadka Noo Caasey Ah,Meel Na’ Aan Uga Wada Jeesano Walaalayaal, August 2012 Waa Malinta Kala Guurka Waa Malinta Aan Calankeena Aan Ka Taagidoonno Magaalo Iyo Tuulo Kasta Oo Ka Mid Ah Awdal State Of Somalia,Walaalayaal Dhamaanteen Reer Awdal State Qofkasta Oo Somalia Madaxweeyney Is Ku Soo Sharaxaaya Waa In Aan Taageernaa, Laakiin Waa In Aan Ogaa Naa Shaqsigaasi Awdal State Muu Ogol Yahay Misey Ma Ogola,Ha’ Duu Ogol Yahay Waa In Aan Taageero Buuxda Siin Naa,Walaalayaal Midnimada Samaroon Waa In La Ilaa Liyaa,Midnimada Samaroon Waa Bad Baadada Samaroonka Walaalayaal,Qofkasta Oo Ku Fikiri Jirey Calanka Awdal State In Laga Taago Awdal State Waxaad Sugtaa August 2012,Waa Malinta Ciiddiina Walaalayaal Malintaasi Xaasidku Wuu Ka Nixey,Geesigu Wuu Ku Farxey Malintaasi Qiimaha Badan Ee Qofkastaa Oo Reer Awdal State Ah Uu Farax San Yahay,Qofka Lagu Yidhi Reer Qudha Ayaa Iska Leh Awdal State Been Baa Laguu Sheegay Walaalayaal,Tusaale Ahaan,Madaxweeynuhu Waa Makaahiil,Madaxweeyne Ku Xigeen Ku Waa Mahad Casey,Dowlada Awdal State Sadex Ayaa Loo Qeeb Sadey Wasiiradii, 5 Wasiir Habarcarfaan,5 Wasiir Mahad Casey,5 Makaahiil,Walaalayaal Cidna Cid Wax Ba Ma Dheera,August 2012 Malintaasi Magaalo Kasta Oo Awdal State Kamid Ah Marka Calanka Awdal State Laga Taago,Habarcarfaan,Mahad Casey, Makaahiil,Nin Kastaa Ba Madaxweeyne Ayuu Ka Noqon Doon Naa Walaalayaal.By Ahmed Xasan.


This post has been viewed 2275 times.

%d bloggers like this: